|
|||||
WAJAALE NEWS
Siyaasi Maxamed Saleebaan Wayne oo Xukuumada Muuse Biixi iyo Xukuumadii ka horaysay Ku Eedeeyay in Ay Ka Gaabiyeen Waxka Qabashada Colaada Ceel-afwayn
June 9, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (W,N)- Maxamed Saleebaan Wayne ayaa waxa uu ka hadlay dagaalka deegaanka Tukaraq ee u dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya. Sidoo kale Siyaasi Maxamed Saleebaan Wayne ayaa waxa uu ka hadlay colaada soo noq noqotay ee beelaha walaaha ah ee ku dhexmaray deegaanka Ceel-afwayn isagoo xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi iyo Xukuumadii ka horaysay ku eedeeyay in ay ka gaabiyeen waxka qabashada iyo soo afjarida colaadaasi.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Afhayeenka Shirka Beelaha Sacad Muuse Oo Gaashaanka Ku Dhuftey Qodobada Ajandaha Loo Soo Dhigay Shir... Daawo: “Waxaan Leeyahay Raga Is Xiijinaya Kulmiye Wuu Tagee Dayn Iyo Ceeb Yaanay Idinka Raacin”..Hog... DAAWO;-Sheekh Almis Iyo Kelmadii Uu Ka Yidhi Hiilka Masjidka Al Aqsa “Sooyaalka Muqaawamada Islaamig... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|