HARGAYSA(W,N)- Gudoomiyaha maxkamada sare ee jamhuuriyada somaliland ahna gudoomiyaha gudida cadaalada ayaa soo saaray wareegto uu ku hakinayo dhagaysiga dacwadaha madaniga ee maxkamadaha dalka ka socday mudo afar todobaad ah ka hortaga Caabuqa Coronavirus
Wareegtada kasoo baxtay xafiiska gudoomiyaha maxkamada sare ee jsl ayaa lagu sheegay in ay u dhaqan galayso joojinta dacwaduhuna ay ka bilaabayso maalinta sabti ah.
HALKAN KA AKHRI WAREEGTADA KASOO BAXDAY GUDOOMIYAHA MAXKAMADA SARE EE JSL;