|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Jsl Oo Hakiyay Dhagaysiga Dacwadaha Madaniga Ee Maxkamadaha Dalka Mudo Afar Todobaad Ah.
March 19, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Gudoomiyaha maxkamada sare ee jamhuuriyada somaliland ahna gudoomiyaha gudida cadaalada ayaa soo saaray wareegto uu ku hakinayo dhagaysiga dacwadaha madaniga ee maxkamadaha dalka ka socday mudo afar todobaad ah ka hortaga Caabuqa Coronavirus Wareegtada kasoo baxtay xafiiska gudoomiyaha maxkamada sare ee jsl ayaa lagu sheegay in ay u dhaqan galayso joojinta dacwaduhuna ay ka bilaabayso maalinta sabti ah. HALKAN KA AKHRI WAREEGTADA KASOO BAXDAY GUDOOMIYAHA MAXKAMADA SARE EE JSL;
Related posts:Prof Siciid Sheekeeye Oo Ka Hadlay Wakhtiga Ugu Horeeye Ee Ay Somaliland Suurto Gal Tahay In Ay Ka Q... Xukuumada Oo Sas Ka Qaaday Shirka Beelaha Bariga & Galbeedka Burco + Ujeedada Kulan Madaxwayne Biixi... Shirkadda Telesom & Kulliyadda Tabobarka Macalimiinta Oo Si Wadajir Ah Udaahfuray Isticmaalka Adeeg... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|