WAJAALE NEWS

Prof, Axmed Ismaacil Samatar oo Jaaliyada reer Somaliland ee dalka Ingiriska Kala qayb galay Xuska Munasibada 26-June

London (WJN)- Prof, Axmed Ismaaciil Samater ayaa jaaliyada reer Somaliland ee ku dhaqan magaalooyinka Cardiff iyo Birmingham ee dalka Ingiriiska kala qayb galay munaasibad lagu xusayay sanad guuradii 58-aad ee kasoo wareegtay markii Somaliland xornimadeeda ka qaatdatay boqortooyadii ingiriiska 26-june 1960.kii

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version