BOORAMA(W,N)-Eng Xuseen Aadan Cige “dayr” xoghayaha Guud ee gudida ka hortaga xanuunka covid19 ayaa ka hadlay Doodii qadiyada somaliland ee baarlamaanka ingiirska iyo sidii shacabka somaliland taageerada ugu muujiyeen.
Sidoo kale Eng Xuseen dayr ayaa ka hadlay go,aankii maxkamada sare kazoo baxay iyo sida ay u aqbaleen go,aankaasi
Dhanka kale siyaasi dayr ayaa wax laga waydiiyay mudo korodhsi la sheegay in madaxwayne biixi loo samaynayo isagoo sheegay in uu kazoo horjeedo mudo kordhin xukuumada loo sameeyo Somaliland ay ku iibsamayso doorashada oo wakhtigeeda ku dhacda.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;