Borama (WJN)- Gudoomiyaha gobolka Awdal Cabdiraxmaan Axmed Cali ayaa kulan lagaga hadlayay sidii loogu gargaaray dadkii ay waxyeeladu ka soo gaadhay duufaantii ku dhufatay xeebaha waqooyiga Somaliland la yeeshay Hay”addaha dawlada iyo maamulka gobolka Awdal.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka