HARGEISA(W,N)-Xukuumada Somaliland iyo dawlada tiawan ayaa kala sexeexday heshiish dhinaca beeraha kaasi oo ay dawlada tiawan Somaliland ka taageerayso wax soo saarka dhinaca beeraha.
Waxaana heshiishkan labada dal qalin ku duugay safiirka dalka tiawan ufadhiya Somaliland iyo wasiirka beeraha jsl
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;