HARGAYSA(W,N) Xukuumada somaliland iyo masuuliyiinka socda socda wasaarada arimaha dibada ee dalka Uk ayaa maanta magaalad hargaysa ku kala sexeexday heshiis dhinaca xabsiyada kaasi oo ay maal galisanayso Uk
waxaana kaulan ka ka hadlay wasiirka wasarada cadaalada agaasimaja gud ee wasaarada taliye kuxigeenka ciidanka asluubta
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;