WAJAALE NEWS

Fanaaniin Caan ah oo fariin adag u diray Xukuumada Somaliland iyo maamulka Puntland

Hargaysa (W,N)- Fanaaniin caan ka ah dhulka Soomaalida oo ay ka mid tahay Fanaanadii Jilaaga ruwaayadaha Fayruus Sheekh Daahir ayaa waxa ay ka hadleen dagaalka deegaanka Tukaraq waxaanay fariin adag u direen Xuuumada Somaliland iyo Maamul goboleedka Puntland iyagoo ugu baaqay in la joojiyo dagaalka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/SbA5nG_tltM

Exit mobile version