“Gudoomiyaha Maxkamada Sare Aadan Xaaji Cali Waxaan Odhan lahaa, Adigoo Ilaalinaya Dastuurka Dacwadaa Waa In Aad Hakisaa, Inta Aad Helayso Ogolaanshaha Golaha Wakiilada”Xil, Guruuje.
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan axmed nuur guruuje oo katirsan golaha wakiilada ahna gudoomiyaha gudida joogtada ah ee golaha ayaa ka hadlay dacwada xeer ilaalintu kusoo oogtay gudoomiyaha golaha wakiilada iyo dariiqa ay umartay isagoo sheegay in aanay xeer ilaalintu golaha markhaati gashan Karin
Dhanka kale xildhibaan guruuje ayaa sheegay in dacwada gudoomiye khaliif looga gudbiyay maxkamada sare ay sharci daro tahay islamarkaana hadii xilka laga qaadayo ay awood uleeyihiin xildhibaanada golaha wakiiladu.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;