TOG WAJAALE(W,N) Wasiirkafa Wasaarada beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed oo ay weheliyaad shaqaalaha wasaarada beeruhu Ayaa saaka hawgalo lagu daryeelayo dalagii ay wasaarada beerahu ka beertay Banka Mashruuca Tog wajaale fuliyay kaasi oo ujeedadiisi ahayd sidii loo haramayn lahaa saracan ay wasaaradu halkaasi ka beertay oo xiligan maraya meel fiican dhawaana lagu rajo wayn yahay in horaantiisii ay soo go,do.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;