SAYLAC(Wajaalenews)Wararka aanu ka helayno kaluumaysatada kunool magaalada saylac ayaa waxay maalmihii udanbaysay biyaha saylac ku jira maraakiib waa weyn kuwaas oo laga leeyahay dalka masar
Midkamida kaluumaysatada deegaankaa ayaa noo sheegay in maraakiib si sharci daro ah uga kaluumaysanaya xaalufin ba ana ku haya bada somaliland
Kuwaas oo ka kalluumaysanayaa deegaanka ka caagan kalluumaysiga ee muwaadinku
Xaq u leeyahay inuu ka kalluumaysto
Qalabka ay maraakiibtani isticmaalayaan ayaa waxa ay yihiin shabaagta loo yaqaan indhayare oo xalufiyaa kheyraadka bada kana mamnuuc ah sharciga intaranational ka ah
Iyo ka soomaliland ba taas oo ah hantidii ay lahaayen shacabkan taagta taran oo si arxan daro ah Loogu tagri falaayo hadaba waxa maraakiibtaas ka wakiila shakhsiyaad
Dabada ku hayaa madaxtooyada waana aafo qaranka ku dhabar jab haddana wax laga qaban waa dhiibato ka soo kabasho lahayn 5 tan oo kaluuna marka ya soo saaran waxa ay qubaan 4 tan kaluunka ay doonayaan marka ka dhex guraan waxa ay dadiyaan waxa oo dhan kaa ay kala dhex baxayaana waxa laga heela bada somaliland oo khaliyaaa sidaa
Waxaa baaq u diraynaa