WAJAALE NEWS

Wasiirka Isgaadhsiinta Iyo Maamulka Gobolka Gabiley Oo Deeq Raashin Ah Gaadhsiiyay Deegaanadii Duufaantu Ku Dhufatay Ee Waqooyiga Gabiley

Gabiley (W,N) –Wasiirka Wasaarada Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland oo ay weheliyaan maamulka Gobolka Gabiley ayaa waxa deeq raashin ah gaadhsiiyeen deegaanadii Duufaantu waxyeelada u gaysatay ee waqooyiga Gabiley.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version