Gabiley (W,N) –Wasiirka Wasaarada Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland oo ay weheliyaan maamulka Gobolka Gabiley ayaa waxa deeq raashin ah gaadhsiiyeen deegaanadii Duufaantu waxyeelada u gaysatay ee waqooyiga Gabiley.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka