WAJAALE NEWS

Wasiirka Cadaalada Somaliland Oo Ka Jawaabay Warbixn Ay Hay’adda Human Rights Watch Ku Dhaliishay Maxkamadaha Somaliland

Hargeysa (W,N)- Wasiirka Wasaarada Cadaalada Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye ayaa waxa uu ka jawaabay warbixin ay Hay’adda Human Rights Watch ay ku dhaliishay Maxkamadaha Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/C_ogBrldnVE

Exit mobile version