Hargeysa (W,N):- Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Jamuuriyada Somaliland ahna Gudoomiyaha Maxkamada Dastuurig ah Prof, Aadan Xaaji Cali Axmed ayaa waxa uu jawaab adag ka bixiyay warbixin ay soo saartay hay’adda xuquuqda aadanaha qaramadda midoobay ee Human Rights Watch oo dhaliishay garsoorka iyo xukunnada ay ridaan maxkamadaha Somaliland.
Sidoo kale Guddoomiyaha maxkamadda sare Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa tafaasiil dheera ka bixiyay xukunkii lagu riday Boqor Buur Madow iyo Qodobada uu ku eedyasan yahay
Halkan hoose ka daawo muuqaalka.