Hargaysa (W,N):- Taliyaha Guud ee Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Gaas Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa waxa uu kulan nabad geliyada ku saabsan la yeeshay Saraakiisha Sar sare ee Ciidamada Booliska.
Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Oo Kulan La Yeeshay Saraakiisha Ciidanka Booliska
