Tog Wajaale (W,N) – Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud iyo Guryaynta Somaliland Oo uu Weheliyo Wasiir Ku-xigeenka Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Masuuliyiinta Gobolka Gabiley oo safar ku yimid Magaalada Tog Wajaale ayaa soo af-jaray Khilaaf dhuleed maalmihii u danbeeyay ka taagnaa Magaalada Tog Wajaale.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka