WAJAALE NEWS

Suldaan Sabayse Oo Ka Hadlay Dagaalka Tukaraq, Fariin Adagna U Diray Shacabka Somaliland

Hargaysa (W,N):- Suldaan Mawliid Cali Ibraahim Sabayse oo ka mid ah Madax-dhaqameedka Somaliland ahna Suldaanka Guud ee Beelaha Sacad Muuse ayaa waxa uu si adag uga hadlay Dagaalkii gaadmada ahaa ee ay Ciidanka Soomaaliya ku soo qaadeen Ciidamada Qaranka Somaliland ee Jiida hore, Sidoo kale Suldaan Sabayse ayaa Shacabka reer Somaliland waxa uu ugu baaqay in ay is barbar taagaan Ciidanka Qaranka Somaliland.

 

 

Exit mobile version