WAJAALE NEWS

Kal Fadhi Ay Ubalansanaayeen Golaha Deegaanka Gabiley Oo Baaqay Iyo Xildhibaan Ka Hadlay Sobobta!

GABILEY(W,N)-Xildhibaanada golaha deegaana degmada gabiley ayaa maanta ubalansanaan kal fadhi aan caadi ahayn balse baaqday kadib markii uu shir albaaba uxidhan yahay uu la yeeshay badhasaabka gobolka gabiley

Sidoo kale xildhibaan khaalid hoore ayaa faah faahin ka bixiyay sobobta uu shirkoodii ubaaqday.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version