Kal Fadhi Ay Ubalansanaayeen Golaha Deegaanka Gabiley Oo Baaqay Iyo Xildhibaan Ka Hadlay Sobobta! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Kal Fadhi Ay Ubalansanaayeen Golaha Deegaanka Gabiley Oo Baaqay Iyo Xildhibaan Ka Hadlay Sobobta!
August 26, 2021 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Xildhibaanada golaha deegaana degmada gabiley ayaa maanta ubalansanaan kal fadhi aan caadi ahayn balse baaqday kadib markii uu shir albaaba uxidhan yahay uu la yeeshay badhasaabka gobolka gabiley

Sidoo kale xildhibaan khaalid hoore ayaa faah faahin ka bixiyay sobobta uu shirkoodii ubaaqday.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS