WAJAALE NEWS

Maamulka Dugsiyada Nuuradiin Oo Tartan Aqooneed Soconaya Bisha Ramadaan U Qabtay Ardayda Dugsiyada Hoose Dhexe

Hargaysa (W,N)- Maamulka iyo Masuuliyiinta Dugsiyada Nuuradiin Schooles ayaa waxa bilaabeen Tartan Aqooneed soconaya bisha Ramadaan oo ay u qabteen dhamaan Ardayda Dugsiyada hoose dhexe ee Dugsiyada Nuuradiin waxaana Ujeedada Tartan Aqooneedkan ka warbixiyay Maamulaha guud ee Dugsiyada Nuuradiin Mahad Ibraahim Maxamed.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version