Maamulka Dugsiyada Nuuradiin Oo Tartan Aqooneed Soconaya Bisha Ramadaan U Qabtay Ardayda Dugsiyada Hoose Dhexe | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maamulka Dugsiyada Nuuradiin Oo Tartan Aqooneed Soconaya Bisha Ramadaan U Qabtay Ardayda Dugsiyada Hoose Dhexe
May 28, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N)- Maamulka iyo Masuuliyiinta Dugsiyada Nuuradiin Schooles ayaa waxa bilaabeen Tartan Aqooneed soconaya bisha Ramadaan oo ay u qabteen dhamaan Ardayda Dugsiyada hoose dhexe ee Dugsiyada Nuuradiin waxaana Ujeedada Tartan Aqooneedkan ka warbixiyay Maamulaha guud ee Dugsiyada Nuuradiin Mahad Ibraahim Maxamed.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS