BALLI-CABANE(W,N)-Qaarkamid ah odayaasha iyowaxgaradka iyo dhalinyarada deegaanka degmada ballay cabane ee gobolka hawd ayaa maamulka degmada ku dhaliilay waxqabad la,aan iyo maamul xumo fadhiid ah
Sidoo kale waxgaradkan ayaa baaqa udiray xukuumada madaxwayne Biixi.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;