WAJAALE NEWS

Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Kulan La Qaatay Madaxa Baarlamaanada Aduunka

Hargaysa (W,N) – Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro iyo waftigii uu hogaaminayay ayaa waxa ay kulan balaadhan la qaateen Madaxda Baarlamaanada Aduunka.

Gudoomiye Ciro iyo waftigiisa ayaa waxa ay madaxdan ka socota Baarlamaanada Aduunka ay kala hadleen sidii ay beesha caalamku gacan bini aadanimo uga gaysan lahayd Duufaankii ku dhuftay Somaliland iyo sidii Ururka Baarlamaanada Aduunku door muuqda uga qaadan lahaa sidii Somaliland dal madax banana u noqon lahaa.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version