WAJAALE NEWS

DAAWO ;Madaxwayne Ku Xigeenkii Hore Ee Somaliland Muj Cabdiraxmaan Aw Cali Oo Sharaxay Qaabkii Hubka Looga Dhigay Ciidamadii SNM.

Hargeysa(Wajaalenews) Madaxwayne ku xigeenkii hore ee Somaliland Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax Ayaa Sharaxaad ka bixiyay qaabkii ay u dhacday hub ka dhigistii Ciidaanka SNM.

Waxaana uu Sharaxaadan ka bixiyay munaasibad maanta loo qaabtay xuska maalintii hubka ka dhigista ciidankii SNM Isla markaana ka qabsoontay Hotel Ambasador Ee magaalada hargeysa.

 

https://youtu.be/p4d6kE1i7rI

Exit mobile version