Tukaraq (W,N):- Taliyaha Ciidanka Qaranka Soomaliland oo ay weheliyaan Gudomiyaha Golaha Wakiilada iyo Xubno Wasiiro ah oo ku sugan Aaga jiida hore ayaa waxa ay soo bandhigeen Gaadiidka Dagaalka, Hubka noocyadiisa kala duwan oo ay ka qabsadeen Ciidamadii Soomaaliya ee shalay weerarka ku soo qaaday.