WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Cusub Ee Garabka Haweenka Xisbiga Kulmiye Oo Xilkii La Wareegtay

Hargeysa (W,N):- Gudoomiyaha Cusub ee garabka Haweenka Xisbiga Talada Dalka haya ee Kulmiye Dalays Shire Faarax ayaa maanta si rasmi ah xilkii ugala wareegtay Gudoomiyihii hore ee Garabka Haweenka  Xisbiga Kulmiye Canab Cumar Ileeye.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/yKcDVkKq9dI

Exit mobile version