GARGAARA(W,N) Wasiirka wasarada cadaalaa jamhuuriyada somalikand Eng Cabdiqani Maxamuud caateeye ayaa noqday Masuulkii Uhoreeyey ee safar xaga dhulka kusoo kormeeray Deeganada xeebaha somliland oo uu Saamayta culus soo gaadhsiiyeen roobabkii duufanadawatay ee ka da,ay xeebaha somaliland
Wasiirka cadaalada ayaa mucaawimo iyo gurmad uu dadka qaar kaga badbaadiyay agagaarka gargaarada bari ufidiyay.
Dhanka kale dadwaynaha ay khasaaruhu soo gaadheen ayaa ka dareen celiyay gurmadka uu wasiirka wasaarada cadaaladu la gaadhay deegaanadan;
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;