WAJAALE NEWS

Sawirro: Dayax Madoobaadkii Xalay Dunida Ku Habsaday

 

Hargeysa (WJN)- Dad badan oo ku nool adduunka ayaa xalay arkeen dayax madoobaadkii ugu wakhtiga badnaa ee qarnigan 21-aad, Dalka Greece, Dayax madoobaadka waxaa laga arkay gashaada dambe ee minaaradda masaajidka wayn ee Sheikh Zayed ee ku yaalla magaalada Abu dhabi.

Daxyax madoobaadka ayaa laga arkay qaaradda Afrika, bariga dhexe, Yurub, Ruushka, Hindiya iyo Australia.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka sawirrada

Exit mobile version