WAJAALE NEWS

Culimada Magaalada London Oo Ka Hadlay Xaalada Degaanka Tukaraq, Baaqyo Kala Duwana U Diray Xukuumada Somaliland Iyo Maamul Goboleedka Puntalnd

London (W,N):-Qaar ka mid ah Culimaa Udiinka Magaalaada London ee Dalka Britian ayaa ka hadlay Colaada Deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool waxanay fariimo kala duwan u direen Xukuumada Somaliland iyo Maamul goboleedka Puntland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/3cDWFmMXlXg

 

 

Exit mobile version