HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Axmed Jaanbiir suldaan ayaa dardaarn culus siiyay Chief Caaqil cusub oo lagu caleemo saaray magaalada hargaysa isagoo dhanka kale ku hadlayay afka suldaanka guud ee subeer awal kaasi oo uu uga siday hambalyo iyo in ay aqbaleen caaqilnimadiisa.
Sidoo kale siyaasi axmed jaambiir ayaa sheegay in aanu siyaasada ka bixin
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;