“Aniga Oo Ka Wakiil Ah, Inanka Aan Adeerka U Ahay Suldaan Xasan, Hadaanu Nahay Beesha Subeer Awal, Waanu Aqbalnay Chief Caaqil Nuuradiin”Axmed Jaambiir Suldaan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Aniga Oo Ka Wakiil Ah, Inanka Aan Adeerka U Ahay Suldaan Xasan, Hadaanu Nahay Beesha Subeer Awal, Waanu Aqbalnay Chief Caaqil Nuuradiin”Axmed Jaambiir Suldaan.
June 9, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Axmed Jaanbiir suldaan ayaa dardaarn culus siiyay Chief Caaqil cusub oo lagu caleemo saaray magaalada hargaysa isagoo dhanka kale ku hadlayay afka suldaanka guud ee subeer awal kaasi oo uu uga siday hambalyo iyo in ay aqbaleen caaqilnimadiisa.

Sidoo kale siyaasi axmed jaambiir ayaa sheegay in aanu siyaasada ka bixin

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS