Lughaya (W,N) Gudoomiyaha Haayada Qaxootiga iyo Barakacayaasha Somaliland Cabdikariin Xinif oo Iasgu kamid ahaa waftigii madaxwayne kuxigeenka isla markaana 24sacadood ee udanbeeyay ku hawlahaan sidii gurmad loogu fidin lahaa dadkii khwaxyeeladu kasoo gaadhay roobabkan ayaa ka hadlay deeqo ay gaadhsiiyay dadkii khasaaruhu kasoo gaadhay roobabkii duufaanada watay ee ka da,ay xeebaha somaliland Gaar ahaan Deegaanka Lugahaya.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;