WAJAALE NEWS

Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Waxbarashada Jsl Oo Ka Warbixiyay Safar Uu Ku Joogo Dalka Jabuut Iyo Waxyaabaha Ay Ka Caawinayso Somaliland.

HARGAYSA(W,N)-Wasiir kuxigeenka wasaarada waxbarashada Somaliland Cabdixakiim Siciid Bustaale ayaa safar shaqo ku jooga dalka jabuti ayaa ka warbiixyay ujeedada safarkiisa iyo marti qaad uu ka helay dhigiisa dalka jabuuti

Wasiirkuxigeenka wasaarada waxbarashada Somaliland ayaa sheegay in jabuuti Somaliland ka caawinayso dugsiyada farsamada gacanta sidii tayadooda kor loogu qaadi lahaa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version