Hargeysa (W,N):- Taliyaha Ciidanka Laanta Socdaalka Somaliland sareeyo Guuto Maxamed Cismaan Caalin Dayib ayaa waxaa uu ka Hadley agaasimaha waaxda Socdaalka iyo jinsiyadahaa Soomaaliya oo dhawaan safar ku yimid magaalada Lowyacado ee xuduuda Somaliland iyo Jabuuti.
Sidoo kale Taliyaha ayaa sheegay in aanu masuulkaas ka tirsan Somaliya aanu soo galin xuduuda Somaliland , balse dhinaca Jabuuti uun uu yimid.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/lPd6ZGje__0