WAJAALE NEWS

Siyaasi Xuseen Axmed Caydiid Oo Ku Soo Baxay Booskii Xildhibaanimo Ee Uu Ka Dhintay Ibaahim Axmed Haybe

Hargeysa (W,N):- Koomiishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa maanta warqadii xildhibaan nimo gudoonsiiyeen siyaasi Xussen Axmed Ceydiid.

 

Siyaasi Xussen Axmed Ceydiid ayaa waxaa ay maalmihii ugu danbeeyey booskaas xildhibaan nimo ay ku muransanayeen wasiir ku xigeenka warfaafinta Md Maxamed Muuse Abees balse wasiir ku xigeenka ayaa booskaas lagaga guuleystay kadib markii uu Xussen ka codad batey.

 

Sidoo kale Xussen Axmed Ceydiid ayaa waxaa uu marka la dhaariyo kadib uu noqo xildhibaan katirsan mudanaysha golaha wakiilada Somaliland .

 

Exit mobile version