WAJAALE NEWS

Wafti Balaadhan Oo Ka Socda Baarlamaanka Dalka UK Oo Hargaysa Soo Gaadhay

Hargaysa (W,N) – Wafti Xildhibaano ah oo ka socda Baarlamaanka Dalka UK ayaa maanta soo gaadhay Magaalada Hargaysa waxaana Xubnahan Waftiga ah soo dhaweeyay Wasiiro ka tirsan Xukuumada.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version