WAJAALE NEWS

Golaha Guurtida Oo Cod Ku Taageeray Go’aankii Madaxwaynaha Somaliland Ka Qaatay Soomaaliya

Hargaysa (W,N):- Kal Fadhi aan caadi ahayn oo ay saaka yeesheen Xildhibaanada Golaha Guurtida Somaliland oo uu Shir Gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa waxa ay Cod aqlabiyad ah ku taageereen Go,aankii Madaxwaynaha Somaliland ka qaatay Soomaaliya.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version