HARGAYSA(W,N)-Safiirkii hore ee somailand ufadhiyay dalalka emaraadka iyo Kenya baashe cawil xaaji cumar ayaa ka hadlay xaalada guud ee Somaliland khilaafka ka taagan qabsoomida doorashooyinka dalka
Sidoo kale Amb Baashe cawil ayaa wax laga waydiiyay wararka sheegaya in xisbi xaakimka kulmiye u musharax ka yahaymaayarka caasimada cabdikariim axmed mooge iyo damaca hogaanka xisbiga ee beeshiisa.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;