WAJAALE NEWS

Faysal Cali Waraabe Oo Fariin Adag U Diray Maamul Goboleedka Puntland

Hargaysa (W,N) – Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxa uu fariin adag u diray Maamul Goboleedka Puntland isagoo sheegay in rasaastu Garoowe gaadhayso hadii Puntland ay joojin waydo fidnada ay ka wado Tukaraq.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/sOdxUT-Sz00

Exit mobile version