Faysal Cali Waraabe Oo Fariin Adag U Diray Maamul Goboleedka Puntland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Faysal Cali Waraabe Oo Fariin Adag U Diray Maamul Goboleedka Puntland
April 12, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N) – Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxa uu fariin adag u diray Maamul Goboleedka Puntland isagoo sheegay in rasaastu Garoowe gaadhayso hadii Puntland ay joojin waydo fidnada ay ka wado Tukaraq.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/sOdxUT-Sz00

COMMENTS
LINKS