HARGAYSA(W,N) Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo ay Weheliyaan Wasiirka Arimaha Gudaha iyo xubno kale Oo xukuumadasiisa kamida ayaa Caawa kormeer kusoo Maray khasaare laxaadle Oo dhimasho Iyo dhaawac ah oo rooababkii galabta ka da,ay magaalada hargaysi ay gaadhsiiyeen qoysas danyar ah oo ku nool magaalada hargaysa iyo goobo kale oo dhibaatooyin uu gaadhsiiyay roob mahiigaan ah Ee galabta ka da,ay magaalada hargaysa
Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan Madaxwaynaha ;