WAJAALE NEWS

Wasiirka Gaadiidka Dalka Itoobiya Oo Ka Hadashay Muhiimada Ay Balaadhinta Dekeda Berbera Uleedahay Isku Socodka Ganacsi Ee Somaliland Iyo Itoobiya!

BERBERA(W,N)-Wasiirka gaadiidka dawlada fadaraalka ee itoobiya Marwo Dagmawit Moges ayaa  ka hadashay muaanisabdii xadhiga lala jaray waji kowaad ee balaadhin iyo casriyayta dekeda berbera ayaa ammaanay horumarka ay Jamhuuriyadda Somaliland ku tallaabsatay iyo kaalinta ay ka qaadanayso fududaynta iyo horumarka gancsiga dalka Somaliland iyo Itoobiya ka dhexeeya.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version