Berbera (W,N):- Maayarka magaalada Berbera Cabdishakuur Ciddin iyo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Egn, Faysal Cali Waraabe ayaa markii ugu horraysay wax ay difaaceen dhul ballaadhan oo dad u badan ganacsato la siiyay oo ay dayrar ku wareejisteen, dhulkaasi oo qaarkood midkiiba yahay ilaa lix boqol oo miter.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka