WAJAALE NEWS

DAAWO; Garabka Isbahaysiga Kulmiye Ee Dalka UK Oo Dhaliilihii Ugu Cuslaa Usoo Jeediyay Xukuumada Madaxwayne Siilaanyo Iyo Gudoomiyaha Xisbiga.

BRISTOL (Wajaalenews) Garabka isbahaysiga kulmiye ee Uk ayaa shir jaraa’id oo ay qabteen  waxay dhaliilo xoogan usoo jeediyeen xukumada madaxwayne siilaanyo. iyo gudoomiyaha xisbiga kulmiyeba muuse biixi sidoo kale garabka isbahaysiga dalka Uk ayaa Waxay u baaqeen shir balaadhan oo ay iskugu imanayaa dhamaadka bishan.

Daawo: Isbahaysiga Xisbiga Kulmiye Uk oo dhaliilo waaweyn u soo jeediay Xukuumada Siiranyo

 

 

Exit mobile version