WAJAALE NEWS

DAAWO Khilaafka Baarlamaanka Somaliya Oo Markale Dib u Istaadhmay Iyo Gudoomiye Jawaari Oo fashiliyay Dalab Uga Yimid farmaajo.

Muqdisho(W,N) Gudoomiyaha Golaha Shacabka Somaliya  Jawaari ayaa Shir Jaraa,id oo uu Mar Dhawyad ku Qabtay Magaalada Muqdisho Ayaa wuxuu ku sheegay in Aanu marnaba Aqbalay Dalab u sheegay in uu Uga yimid Madaxwayne Farmaajo.

Sidoo kale Gudoomiye Jawaari ayaa shacabka Somaliya ugu baaqay In  Wixii fadhiga Arbacada Ee Golaha ka yimaada uu Masuuliyadeeda Qaadayo farmaajo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version