WAJAALE NEWS

“Waxaan leeyahay Nimanka Afka Ka Dhigila Isku dirka Shacabka Somaliland Iyo Jabuuti Waalaydin Og Yahay Cida Idinka Danbaysa” Xil, Axmed Cabdi.

HARGAYSA(W,N)  Xildhibaan Axmed Cabdi  Kaahin Oo katirsan Golaha Wakiilada Somaliland  Ayaa fariin Culus Udiray  Dad u Sheegay in ay ku Hawlan Yihiin sidii ay isku dhufan lahaayeen shacabka somaliland iyo jabuuti  kuna tilmaamay in ay yihiin shakhsiyaad cidkale u hadlaya,

Sidoo kale Xildhibaan Axmed Cabdi Kaahin  Wuxu jawaab adag siiyay fasal cali waraabe oo ku Eedeeyay in  la o g yahay cida Ka danbaysa uu u hadlayo  jabuutina uu U xag xaganayo,

 HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version