Hargaysa (WJN)- Gudoomiyaha Golaha dhexe ee xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye Jaamac Ismaaciil Cige Jaamac Shabeel ayaa waxa uu sheegay in golaha xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi ay kula xisaabtami doonaan fulinta barnaamijkii ay ku galeen ololaha ee Xisbiga.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka