Hargeysa(W,N)-Madaxwayne Siilaanyo ayaa xafiiskiisa maanta ku qaabiley masuuliyiinta ururada aan dawliga ahayn ee ka hawl gala gudaha Somaliland,waxaana madaxtooyada Somaliland ay faahfaahin ka bixisay nuxurka qodobada Laga wada Hadlay.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka
https://youtu.be/uJHqDGJzdRU